Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar qorsheesan ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga dowlada Soomaaliya ku leeyihiin degmada Luuq ee gobolka Gedo. Sida aan wararka ku helnay dagaal mudo kooban socday ayaa dhax maray ciidamada milatariga Soomaaliya iyo dagaalyahanada Al Shabaab ee weerarka ku qaaday saldhiga kuyaala Luuq. Dadka ku dhaqan Luuq … Continue reading Al Shabaab oo Weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya